X

Siyaasi ka deyriyay saldhiga Imaaraadku ka furanayso Berbera: xataa kuuli kuma hayno

Siyaasi Siciid Cartan ayaa ka deyriyay saldhiga Imaaraadku ka furanayso Berbera. Saldhigan horaa loo sheegay khatarta uu nagu leeyahay bal taasba iska dhaafoo xataa hal kuuliya lagama helin.

Saldhigan ayuu rabaa Imaaraadku inuu uga duulo dal Muslim ah oo ay ilaa hadda naafo ka dhigeen kumanan reer Yaman ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=m9RDDjo7Rsg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.