17/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi ka tirsan maamulka Maakhir oo Butlaan Sanaag ku xirtey

Wararka aan Ka helayno magaalada Badhan we gobolka Sanaag ayaa sheegaya in siyaasi Khadar Xaaji Xarigle maanta ciidamo taabacsan Butlaan ay Ku xireen magaaladaas. Waxa isa isa soo taraya in dadka deegaanka la soo moqonayaan maamulkooda ay hore ugu aamineen Butlaan.



Khadar Xaaji Xarigle ayaa loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Maakhir. Dadka Ku nool Sool iyo Sanaag ayaa muddo raadinaayay maamul ay iyagu leeyihiin.



Labada maamul ee hareeraha Ka xiga ayay Kala kulmeen cadaaladxumo inkastoo labaduba sheeganayaan inay labada gobol iyaga ka tirsan yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS