X

Siyaasi ka tirsanaa xisbiga Faysal Waraabe oo furtey xisbi cusub iyo Wabar oo uu ka hadlay+MUUQAAL

Siyaasi ka tirsanaan jiray xisbiga Faysal Waraabe ayaa xisbi cusub furtey kana hadlay Wabar iyo siyaasada arimaha Somaliland oo meel xun socota. Yuusuf Budle ayaa sidoo kale ka hadlay wasiiradii Siilaanyo isku bedelay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.