X

Siyaasi Mawliid Daahir oo Muuse Biixi taageersanaa oo ka calaacalaya arin lagu samaynayo Awdal

Siyaasi Mawliid Daahir oo Muuse Biixi taageersanaa ayaa ka calaacalaya arin lagu samaynayo Awdal. Mawliid ayaa sheegay inuu ka seexan waayay lacag baada oo shaqaalaha looga gurayo dagaalka xaaraanta ah ee Tukaraq.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fXF6X1OnKs8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.