X

Yurub Geenyo faybuug ma leedahay iyo caro ka dhalatey dad ku shaqaysta magaceeda

Yurub Geenyo oo been laga sheegay kana hadashay dad ku shaqaysta magaceeda. Waxa baraha bulshada ka buuxa dad nolosha ka dhacay oo shaqadoodu tahay inay dad shaqaystey ku dul noolaadaan. Yurub Geenyo ayaa ka xanaaqa uga hadahay hadal ku saabsan shaqadeeda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5VU8SWBBk9I[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.