11/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Mawliid Daahir oo reer Awdala oo qaba in qori caaradii lagu raadsado saamiga

Siyaasi Mawliid Daahir oo reer Awdala ayaa qaba in qori caaradii lagu raadsado saamiga. Wuxuu yiri hadaan saami kaa maqan sweeftaadu kuu goyn ma baryaa ragga kaa siin.

Wuxuu raaciyay SNM ayaa duudsiisay saamigii reer Awdal gmaantana iyagaa haysta maamulka haka hagranina hana u joojinina.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QSa78J2c0lA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS