X

Siyaasi Muuse Carab oo ka tirsanaa Kulmiye oo faromadhnaan kaga soo noqdey Wadani

Siyaasi Muuse Carab oo ka tirsanaa Kulmiye oo faromadhnaan kaga soo noqdey Wadani Siyaasi Muuse. Siyaasigan ayaa xalay la kulmey gudoomiyaha Wadani kana codsaday lacag xad dhaafa loona sheegay in aan lacag intaasa lahayn.



Dadka deegaanada uu ka soo jeedo ayaa la yaabi doona go’aana ka qaadan doona maadaama 7 sanno oo Kulmiye taliyay aan cidi sidaa u eegin. Siyaasi Muuse aya sheegay inuu sahan tagey laakiin uu ku soo hungoobey.

Waxa la waydiin karaa sida Saylici iyo Muuse Biixi ku aamini doonaan iyo dadka deegaankuba.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.