Siyaasi Muuse Carab oo ka tirsanaa Kulmiye oo faromadhnaan kaga soo noqdey Wadani
Siyaasi Muuse Carab oo ka tirsanaa Kulmiye oo faromadhnaan kaga soo noqdey Wadani Siyaasi Muuse. Siyaasigan ayaa xalay la kulmey gudoomiyaha Wadani kana codsaday lacag xad dhaafa loona sheegay in aan lacag intaasa lahayn.
Dadka deegaanada uu ka soo jeedo ayaa la yaabi doona go’aana ka qaadan doona maadaama 7 sanno oo Kulmiye taliyay aan cidi sidaa u eegin. Siyaasi Muuse aya sheegay inuu sahan tagey laakiin uu ku soo hungoobey.
Waxa la waydiin karaa sida Saylici iyo Muuse Biixi ku aamini doonaan iyo dadka deegaankuba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...