November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Obsiiye oo reer Awdala oo fashilkii shirkii Turkiga eeda dusha uga tuuray wafdigii beesha dhexe+MUUQAAL

WP_20150303_009Boorama–Siyaasiga Obsiiye ayaa ka faalooday shirkii fashilmay ee dhexmaray beesha dhexe iyo dawlada Somaliya ee Somaliland(SNM) isku dayday in ay doorato cida iyada la hadlaysa. Waxay ahayd ayuu yiri in ay diidaan wasiirka arimaha gudaha ee loo soo diray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS