X

Siyaasi Obsiiye oo Siilaanyo ka dalbaday raaligelin sida foosha xun ee uu u xaqiray salaadiinta reer Awdal+MUUQAAL

Boorama 23 Nov 2014–Siyaasi Maxamed Obsiiye oo Siilaanyo ka dalbaday raaligelin sida foosha xun ee uu ula dhaqmay salaadfiintii reer Adal oo uu ku tilmaamay reer Boorama. Warqada isagu ma qorin ee waa loo qorey inuu iska hubsado ayay ahayd inta aan akhrin. Waxa kale oo uu ka xumaaday in aan la tabin siyaasiyiinta fadhiidka ah ee ka soo jeeda Adal oo uu sheegay in ay beesha dhexe ka badbaadiyeen isku dhac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.