23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Kulmiye waa uga dhamaatey gobolka Awdal waxa cadeyna idiin soo dhaweyntii maanta: Siyaasi Qolombi

Siyaasi Qolombi oo ka tirsan xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay booqashadii Muuse Biixi iyo Saylici ku yimaadeen Boorama oo uu ku sheegay in ay muujinayso in gobolkan ay uuga dhamaatey xisbiga Kulmiye aanad aragteen in dadyari u soo baxay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS