X

Siyaasi reer Awdala oo dhaliilay hanka Saylici ee dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen: ARAG

Siyaasi reer Awdala ayaa dhaliilay hanka C/raxmaan Saylici oo dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen uu soo ahaa lixdii sano ee la soo dhaafay. Awdal ayaa ilaa hadda laga waayay qof la tartara Muuse Biixi oo ka mid ahaa kuwii xasuuqey dadkooda walibana sacabka u tumayaan. Siyaasigan ayaa sheegay in talaabadani u fiicneyd gobolka Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.