X

Xildhibaano ka tirsan golaha Boorama oo sheegay in ay xilka ka tuurayaan maayerka: shir jaraaid

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa sheegay in ay xilka ka tuurayaan maayerka cusub oo ay ku tilmaameen in uu gudan waayay xilkii loo igmaday iyo shaqaalaha oo laba bilood aan qaadan wax mishahara.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.