X

Siyaasi Salebaan Ibrahim oo ka hadley aqalkii madaxtooyada Morgan oo la rarayo

Siyaasi Salebaan Ibrahim ayaa ka hadley aqalkii madaxtooyada Morgan oo la rarayo. Siyaaasiga ayaa is weydiiyay waxa keenay in aqalkii Morgana la raro ayadoo goleyaashana la kala dejinayo isla kooneyaasha Hargeysa.

Siyaasada Hargeysa loogu qayiyay goleyaasha iyo aqalka madaxtooyada ayaa laga fikirayaa haddii uu dagaal dhaco in qolaba haysato guri ama gole.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xL1xzKtIah4[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.