18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Siciid Cilmi Roobe oo dib ugu noqdey xisbigii uu ka yimi ee Kulmiye

Siyaasi Siciid Cilmi Roobe ayaa dib ugu noqdey xisbigii uu ka yimi ee Kulmiye inkastoo aan loo samayn soo dhaweyn baladhan waxase muuqdey maqaam hoose maadaama isrogrog badan yahay.

Siciid ayaa ka cadhoodey kursiga ku xigeenka golaha wakiilada oo lagu taageeri waayay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS