X

Siyaasiga Cabdi Weyne oo afhayeen u noqday Saylici kana difaacay wasiir Geedoole oo maamulka Siilaanyo ka tagey

Siyaasiga Cabdi Weyne ee ka jeeda gobolka Awdal oo sheegay in uu isku sharaxayo xilka madaxweyne ku xigeen ee Wadani ayaa afhayeen u noqdey Saylici kana difaacay hadalo siyaasadeysan oo uga yimi wasiir Geedoole oo iska casiley maamulka Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.