X

Siyaasiga Cabdi Weyne oo ka qayliyay cunaqabatayn Saylici iyo reer Awdal la saaray

Siyaasiga Cabdi Weyne oo ilma adeer yihiin Saylici oo lix sano kadib ogaadey in reer Awdal cunaqabatayn hayso. Cabdi Weyne ayaa qaylo dhaan ka direy cunaqabatayna xilli dhowr mar lagu eedeeyay in u isku dirayo Samaroonka.

Siyaasiga ayaa sheegay in Saylici geed ay ku xidheen gacanyareyaasha Siilaanyo sida Maxamuud Xaashi. Saylixci ayay ahayd in hadda ahaado madaxweynaha maamulka maadaama Siilaanyo shaqo ugu dambeysay lix sano ka hor xaalad caafimaad awgeed.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWSwdal

admin:

This website uses cookies.