13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii Turkigu maahayn boob iyo dhac wuxuuse ka turjumaayay xaqa: goormey majoorati noqdeen+MUUQAAL

WP_20150308_006Siyaasiga Cali Faarax Cabdillaahi ayaa jawaab ka bixiyay sida dawlada Somaliya u maamushay kulankii maamulka Somaliland. ”halka ay Isaaq majoorati ku noqdeen iyagaa sheegi iyo cida aan lahayn magaalooyin waaweyn..wuxuuna bogaadiyay sida dawlada Somaliya u maamushay sheegayna in masayrka reer Woqooyiga aan jufo loo afduubin.

ARAABINEWS