12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka soo cadhooday Xasan Sheekh oo Hargeysa ka soo degay

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo mudo dheer u ololayn jiray in Somalidu hal tahay hal dawladna yeelan karto ayaa ka soo cadhooday Xasan Sheekh hadana ka soo degay Hargeysa sheegayna in uu hadda ka shaqaynayo sidii gooni goosadka loo xoojin lahaa. Ismaaciil Hure Buubaa ayaan u ekeyn nin ka tagey mowqifkiisa laakiin hadda ay keentay dan dheer.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM