19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasiga Mukhtaar Cali Aadan oo taabtey khiyaano fashilantey oo Tigreega iyo Kiiniya wadeen

Siyaasiga da’da yar ee Mukhtaar Cali Aadan ayaa taabtey khiyaano fashilantey oo Tigreega iyo Kiiniya ay la damacsanaayeen Somaliya. Kiiniya aya qorsheysatey inay liqdio Koofurta Somaliya ee loo dhigey dabinta GOBOLEYSIGA halka Tirgeegu rabey inuu iska maamusho maamulka beesha dhexe ee Hargeysa.


https://youtu.be/LS7qPJNgdlw



ARAABINEWS