22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasigii Faysal Waraabe eryay oo leh reer Awdal ku geli maayaan sidan doorasho

Siyaasi C/naasir Buuni oo hore Faysal Waraabe u eryay laakiin isagu sheegay inuu iska casiley xisbiga jufada Faysal Waraave eeUcid ayaa hadda leh reer Awdal ku geli maayaan doorashada 13 xildhibaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS