X

Siyaasiyiinta Butlaan oo ka digey in Siciid Deni xero ciidan geeyo doorashada

Musharax horjooge Siciid Deni oo raba inuu iibsado codadaka beelaha Dhulbahante iyo Leelkase ayaa looga digey inuu doorashada ku qabto xero ciidan oo ka baxsan Garoowe. ”Waa ku shubasho caadiya ayuu yiri Xirsi Warfaa.


”Waxaan ka qaylinay Farmaajo oo aan lagu hayn boob toosa laakiin hadda ka socda gobolada waa boobkii oo cad marka madaxweyne Farmaajo noqonayaa waxba ayuu yirui Cumar C/rashiid.


Yaan la xisaabtanaa ayuu raaciyay Xirsi Warfaa maadaama musharax uu rabo inuu doorashada ku qabsado xero ciidan oo aan cidna geli karin aan ka ahayn inta isagu soo xusho ayuu qabaa Cumara C/rashiid oo ahaa aabaha musuqa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.