X

Maxay ka dhignayd qolooyinkii ku hadlay luqada shisheeye

Waxaan maanta maqalay aqoontii oo hog ku dhacday, horaa loo yidhi caqliga qofka ALLE siiyay iyo aqoontu waa kala laba. Qolooyinkii ku hadlaayay luqada Ingiriiska waxay ka dhignayd i maqla waan idiin joogaa ayuu yidhi Xuseen Warsame.


Qolooyinkii ku hadlaayay af-Ingiriiska ee gaalada u cabanaayay waxay ka dhigneyd inay fariin u direen kuwa ay dabadhilifka u yihiin una sheeganayaan cabashadooda ayuu ku daray Cali Calasow.

Ma u malaysaa inayna la socon kooxda Xalane waxa ka dhacaya Muqdisho, waxa u shaqeeya kumanaan siyaasiyiin ah oo maalin kasta gudbiya xogta madaxweynaha, wasiirada iyo siraha dalka ayuu qabaa Cali Calasow.



”Is tus ka weyn anagu ma arko ayuu yiri Xuseen Warsame. Prof Cabdi Samatar waa la ogyahay inuu iyaga u shaqeeyo waana aabaha musuqa ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

C/lllahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.