X

Siyaasiyiinta Dhulbahante ee Somaliland oo safka hore kaga jira weerarka Tukaraq

Siyaasiyiinta Dhulbahante ee Somaliland oo safka hore kaga jira weerarka Tukaraq. Waxa Tukaraq gaaray wasiir Saleebaan Cali Koore iyo siyaasi Indho indho waxayse waayeen taageero balaaran.

Siyaasiintan ayaa warkoodu yahay aargoosi Puntland ah halka beesha ISAAQ ku kala tagey weerarkii Muuse Biixi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7t3Jmz8dXd0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.