X

Argagixisada oo laga saaray deegaanka barwaaqada ah ee Baar Sanguuni: SAWIRO

Argagixisada oo laga saaray deegaanka barwaaqada ah ee Baar Sanguuni ee Jubadda Hoose. Ciidanka kamaandoosta ee Danab oo kaashanaya diyaarado helikobtara ayaa hilfaha u qaaday argagixo ku sugneyd halkaasi.



Baar Sanguuni ayaa qiyaastii 45km u jirta magaalada caasimada ee Kismaayo. Weerarkan ayaa waxa fuliyay ciidanka xooga dalka iyo kuwa Danad sida uu xaqiijay taliye General cismaaciil Saxardiid.



Waxa argaixisada goobta looga diley 7 argagixiso halka intii kale carareen. Waxa iyana la diley afar horjooge halka gawaarina looga qabsaday. Argagixisada ayaa khaati laga joogaa deegaanada baadiyaha ee Koofurta Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.