X

Somali badan oo dhiigu ku karay markay daawadeen hooyooyin Somali ah oo lagu gumeysanayo Berbera+MUUQAAL

Berbera–Waxa shalay dad badan oo Somali ah ka qaracmeen markay daawadeen hooyooyin Somali ah oo lagu yiri cagaha masoo gelinaysaan Berbera iyagoo rafaadka ka muqda aad ka naxayso. Inkastoo badhasaabka Saaxil oo ka soo jeeda Samaroon uu ka cadhoodey in hooyooyoinkaa Somalida la soo dejiyo iyadoo lagu xininayyo qabiilkooda hadana wararku waay sheegayaan in hooyooyinkii wali saran yihiin markabka Jabuuti laga leeyahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.