Soomaali ku eedaysan dilka gabadh cadaana ayaa lagu qabtey Maraykanka gaar ahaan Kolombus..
Gabadha ayaa dilkeedu dhacay 14-kii bishan. Booliska ayaa soo xiray Maxamed C/laahi oo 27 sano jir oo booliisku sheegeen inay is waafaqeen waraysi uu bixiyay iyo calaamadaha dil ee ku yaala gabadha oo xataa la sheegay in la gubey.
Gabadhan ayaa horey loogu soo eedeeyay in dhawr mar sidan oo kale jirkeeda uga ganacsatay. Waxa dacwad difaaca u bilowdey wiilkan hay’adda Muslimiinta u dooda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay