Somali kufsi isku dayay ayaa lagu qabtey Talyaaniga. Somaligaan oo 20 jir ah ayaa ka mid a dadka Talyaanigu u yimi magangalyo waxase la sheegay inuu haweenay duq ah isku dayay inuu dilo ama kufsado.
Haweeneyda ayaa ku guulaysatay in ay goobta ka baxsato, islamarkaana ay gacanta u gasho Ciidanka Booliska.
“Waxaan ka baqayay inuu doonayo inuu i dilo, laakiin nasiib wanaag waan ku guuleystey in aan Cararo aniga oo dhaawac ah,” ayuu tiri Haweynda 68-sano jir ah oo isbitaal lagu daweeynaayo.
Lama garan karo xaalada wiilkan Somaliga ah ku sugan yahay ayay sheegeen booliiska.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay