X

Somali kufsi isku dayay oo lagu qabtey Talyaaniga

Somali kufsi isku dayay ayaa lagu qabtey Talyaaniga. Somaligaan oo 20 jir ah ayaa ka mid a dadka Talyaanigu u yimi magangalyo waxase la sheegay inuu haweenay duq ah isku dayay inuu dilo ama kufsado.


Haweeneyda ayaa ku guulaysatay in ay goobta ka baxsato, islamarkaana ay gacanta u gasho Ciidanka Booliska.

“Waxaan ka baqayay inuu doonayo inuu i dilo, laakiin nasiib wanaag waan ku guuleystey in aan Cararo aniga oo dhaawac ah,” ayuu tiri Haweynda  68-sano jir ah oo isbitaal lagu daweeynaayo.


Lama garan karo xaalada wiilkan Somaliga ah ku sugan yahay ayay sheegeen booliiska.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.