November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somali tahriibeyaala oo laga soo celiyay xero ku taalay Eriteriya: SAWIRO

Somali tahriibeyaala ayaa laga soo celiyay xero ku taalay Eriteriya oo ay qoxooti ku ahaayeen. Somalidan oo isugu jirta qoysas iyo dhalinyaro ayaa waxa soo celintooda ka qayb qaatey dawlada Somaliya iyo hay’ad caalami ah.



Maryan Yaasiin Ergeyga arrimaha Tahriibayaasha ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegtay in hawlgalka bad baadinta Tahriibayaasha maanta lagu soo celiyay 56 Qof oo isugu jira wiilal iyo Gabdho.

Dadkan ayaa ku jirey Xerada Qaxootiga Shakarab ee ku taala xadka dalka Eriteriya iyo Suudaan wadaagaan.



Dawladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii dalka loogu soo celin lahaa dadka u badan dhallinyarada ee ku dacayan daafaha Caalamka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS