22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida Maraykanka ee aan ku jirin xagjirka oo loo fudeydiyay safarada ay dibeda ugu baxayaan iyo lambar la siiyay

Kulan ay yeesheen Somalida Maraykanka iyo wasaarada arimaha gudaha ayaa ka dhacay gobolka Minneapolis ee Somalidu ku badan tahay waxana la isla soo qaaday arinta socdalka taas oo Somalidu aan ku jirin argagixidsada caalamiga ay dhib ku qabaan. Kulanka ayaa waaxda socdaalku ku sheegtay in qofkii baasaboorkiisa keena la siin doono lambar nadiifa oo uu isticmaali karo markuu dhoofayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM