X

Somalida Maraykanka o khaati bilah ka taagan dhalinyar Somali ah oo cabsan

Somalida Maraykanka gaar ahaan gobolka ay ugu badan yihiin ee Minasoota ayaa cabasho ka muujiyay dhalinyar Somali ah oo cabsan oo gidaarada fadhiya oo mararka qaarna jabsada gawaadhida ama dadkana wax u dhima.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.