05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida Maraykanka oo noqotey bulshada xanuunka Qaaxada ku badan yahay sida warbixini qortey

Somalida Maraykanka oo qoxooti ahaan ku tagey dalkaasi Maraykanka ayaa warbixini qortey in gobolka ay degan yihiin Minasota uu yahay gobolka ugu Qaaxada badan dalkaasi.

Somalida ayaa rafaad cunto xumo iyo nadaafad xumo ay la soo deristay. Warbixinta ayaa sheegay in cudurku hayo dad aad u farabadan oo gaaraya ilaa 296 ay badankoodna noqdeen Somali.

Cudurka Qaaxada ayaa si fudud loo kala qaadaa waana dilaa qaarada Afrika maadaama qofku aanu u qaadan daawada sidii loogu talogalay uuna moodo in uu ka bogsadey.

Waa marka cudurku soo laba kacleeyo marka uu khatarta yahay waayo wuxuu iska difaacayaa daawooyinkii hore qofku u qaatey.

20161014636120146372472813tbb[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS