Oslo–Somalida Norway ayaa ka qaybgashay bandhig lagu soo bandhigey cunooyinka aduunka oo lagu qabtey caasimmada Oslo. Bandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa waxaa ka qeybgalay in ka badan 400 Arday oo ka kala yimid in ka badan 20 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto.
waxaana halkaasi lagu soo bandhigayay Cunnooyin kala duwan oo ay dhaqan ahaan isticmaalaan qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo ay muwaadiniintoodu haatan wax ka bartaan gudaha dalka Norway gaar ahaan mahcadka sare ee voksenopplæring ee Magaalada Tromsø.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![20150320_101404[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/20150320_1014041.jpg)
![20150320_101418[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/20150320_1014181.jpg)
![20150320_101436[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/20150320_1014361.jpg)
![20150320_101737[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/20150320_1017371.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay