22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida Norway oo ka sheekeeyay booliis cunsuri ah oo si toosa u toogtey hooyo midi wadatay

Dhacdo foolxun ayaa ka dhacday wadanka Norway kadib markii hooyo Somaliyeed oo wadatay midi uu si toosa nin booliisa oo cunsuri ah u toogtey. Somalidi joogtey goobta dilku ka dhacay ayaa ka hadlay dhacdan lasgu dilay hooyada Somaliyeed oo sida la sheegay ay haysay isku buuq aan sidaa u waynayn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM