Somalida ayaa taageero xoogleh u muujisay Qadar diideyna Salafiyiinta ku faafay dalkeena. Banaanbax xoogan oo ka dhacay Muqdisho ayaa dadku ku taageereen Qadar oo ah dawlad aad u yar laakiin Salafiyiinta ka taliya Sucuudiga ay rabaan in wadadooda ku soo daraan.
Magaalooyinka Somaliyeed ayaa badankooda caqiiqada Salafiyiintu xoog ugu faaftey ayadoo dadka ka hadlana la gaaleeyo. Haweenku Somaliyeed ayaa loo diidey dharkale in ay xirtaan aan ka ahayn dharka madow ee Salafiyiinta u galiyaan haweenkooda.
Dhaqamada kale ayaa waxa ka mida wejiqarsiga oo Somalidu dhaqan u lahayn inkastoo culimadeena la dagaalameen hadana lacagta lagu soo daldalayo ayaa ka dhigeysa culimadeena in ay isqariyaan haddi kale la gaalayn doono.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay