Somalida ayaa weli shaaha ku shubata falaasado suna oo ay ku dhexjirto macdan la ogaadey in keento cuduro halisa sida neef qabatow inkastoo la tuhmayo inay keento cudurka kansarka oo aan cidiba aqoon waxa keeno laakiin la mala awaalo.
Falaasadahan ayaa Somalida looga soo dhoofiyaa dalalka sunta dadka waraabiya ee Hindiya iyo eeshiyada kale, ayadoo kuwa soo iibinaayana ayna wax aqoona u lahayn inay eegaan dhaldhalaalka mooyee.
Magaalada Hargeysa ayaa dadku jajabin u bilaabeen falaasadaha qaar taas oo iyada lafteedu keenaysa cuduro halisa ayadoo la ogyahay macdanta ku jirtaa inay sambababada fadhiisato.
Ma jirto maamulka Somalilanbd iyo kuwa kalaba cid ilaalisa waxa dadku ku noolyihiin loona ordayo sidii dhaqaale loo samayn lahaa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4R_RqgLuU-g[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay