17/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida qurbaha oo masaajidii ka dhigey 4.5

Haddii Somaliya argagixisadu kugu qarxiso masjidka aad ku tukado ama kugu sugaan markaad salaada ka soo baxdo kadibna ku dilaan ayaa arin foolxun ay ka jirtey baryahan dambaba Somalida qurbaha u qaxdey oo masaajidii Rabi ka dhigey meel jufo ama 4.5.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS