23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida Sweden oo aastey wiilkii labaad ee usbuuc gudahood lagu dilo dalkaasi

Somalida ku nool Sweden ayaa aasay wiilkii labaad usbuuc gudahood oo lagu dilo dalkaasi. Marxuunka walaalkiis ayaa codsaday in cidii waxyar oo akhbaara ka haysa sida wax u dhaceen ay u soo sheegeen si ay u ogaadaan cida ka dambeysa. Waxay ku eedeeyeen booliiska in ay ka gaabiyeen badbaadinta marxuunka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM