November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somalidii ka qaxday Yaman oo markii ugu horeysay hadlay sheegayna dhibka uu keenay taageerada Xasan Sheekh siiyay Sucuudiga+MAQAL

Boosaaso–Somalidii ka soo degtay dekeda Boosaaso ee ay ka muuqatay dhibka iyo rafaadka ayaa ka hadlay dhibka ay keentay taageerada Xasan Sheekh uu siiyay Sucuudiga oo adeegsanaya sirdoonka iyo diyaaradaha aan iswadin ee Maraykanka oo weeraro ku qaaday Yaman. Haweenayda ayaa ka sheekaysay suidas nin Suudaani hortooda lagu bireeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS