Waxa dalkaasi Jarmalka lagu diley will Somali ah oo aan la sheegin magaciisa. Dilkan ayaa imaanaya ayadoo ay kordheen dilalka iyo weerarada lagu hayo Muslimiinta u badan Turkida. Waxase dilkan gaystey nin Turki ah oo isla markaana dhaawacay nin kale
Dilaaga ayaa Isla markiiba la qabtey kadib markii uu weerarka u adeegsaday midi Isla markaana dhaawacay nin u dhashay Bolan laakiin Talyaaniga degan.
Ilaa hadda lama garanayo sababta dilkaan u dhacay, ayadoo booliiska dalkaasi qabteen xabsigana u taxaabeen inta la ogaanayo waxa ku kalifay Lana xukumayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay