X

Somaligii sadexaad oo lagu diley Jarmalka

Waxa dalkaasi Jarmalka lagu diley will Somali ah oo aan la sheegin magaciisa. Dilkan ayaa imaanaya ayadoo ay kordheen dilalka iyo weerarada lagu hayo Muslimiinta u badan Turkida. Waxase dilkan gaystey nin Turki ah oo isla markaana  dhaawacay nin kale


Dilaaga ayaa Isla markiiba la qabtey kadib markii  uu weerarka u adeegsaday midi Isla markaana dhaawacay nin u dhashay Bolan laakiin Talyaaniga degan.


Ilaa hadda lama garanayo sababta dilkaan u dhacay, ayadoo booliiska dalkaasi qabteen xabsigana u taxaabeen inta la ogaanayo waxa ku kalifay Lana xukumayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.