X

Somaliland la igama sheegan karo: Cali Khaliif

Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo isna la wada olole gaara Prof Axmed Samatar ayaa hoosta ka xariiqey in aan maamulka cidi u sheegan karin laakiin haday bahashu abtirsiino noqoto dee markaas Isaaq waxba iskuna nihin. Wuxuu taabtey halka ay u marayeen wadahadalada uu ku dhegan yahay ee u dhexeeyay isaga iyo Siilaanyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.