X

Somaliland la wada leeyahay ma jirtee xildhibaanada Awdal ha soo dareeraan: Marwo Rooda Nuur

Somaliland la wada leeyahay ma jirtee xildhibaanada Awdal haka soo dareeraan Hargeysa. Waa hadalkii marwo Rooda Nuur Cali oo si adag uga hadashay maamulka jufada Muuse Biixi isugu ururey. Rooda Nuur Cali oo reer Awdala ayaa ka tirsan xisbiga Muuse Biix ee Kulmiye.

Kuraasta ay ku fadhiyaan jufada Muuse Biixi ayaa ka badan dhamaan beelaha dega magaca Somaliland.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rgxgUdyTIxg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.