X

Somaliland oo cabsi ka muujisay ciidan Puntland keentay Tukaraq agteeda

Somaliland ayaa cabsi ka muujisay ciidan Puntland keentay Tukaraq agteeda. Wasiirka Muuse Biixi ee arimaha gudaha ayaa sheegay in ciidankaas laga keenay gobolada dhexe iyo kuwa Woqooyiga oo dhan.



Maxamed Kaahin oo qayb ka ahaa burburkii ka dhacay Burco iyo Hargeysa ayaa sheegay in maamulku nabad rabo.



Somaliland ayaa usbuucii hore weerar gaadmo ah ku qabsatey tuulada Tukaraq ee teedsan wadada u dhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N9Fsda3mfOs[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 


admin:

This website uses cookies.