X

Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay booqashada Galmudug iyo sida loo soo dhaweeyay: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa bilaabay booqashada Galmudug halkaa oo dad aad u farabadan u soo dhaweeyeen. Wefdiga madaxweyne farmaajo ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda Soomaaliya.



Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa haatan u bilaawday booqashada uu ku mari doono deegaano ka mid ah Galmudug,waxaana la filayaa in uu booqdo degmooyinka Cadaado, Caabudwaaq iyo Dhuusa Mareeb.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.