18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliland oo rajo fiican ka qabta in Xasan Sheekh wadahadalka u bilaabo iyo fiisaha Itoobiya waan furney

Wasiirka arimaha dibeda maamulka Somaliland ayaa rajo fiican ka muujiyay in wadahadalka Xasan Sheekh dib ugu bilaabo iyadoo kii hore ay ku furtuureen. Waxase muuqata hadda in ay ogolyihiin Turkiga in uu dhexdhexaadiyo. Dhinaca kale wuxuu sheegay in la furey fiisihii qunsuliyada Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS