Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida ee Awdalstate oo warsaxafadeed qabtey ayaa sheegay in wax Somaliland la yiraa aanay jirin lawada ogyahayna taas. Siyaasi Cali Faarax ayaa sheegay in Awdalstate ka daba gasho gooni goosadka xafiis walba oo caalam oo ay galaan uguna baaqay dadka reer Awdalstate in ay ka ilaashadaan khayraadkoodka.
Siyaasiga ayaa ka hadlay in dadka reer Awdal ee uu xirayo maalin kasta nin ku soo khasaarey (Ramaax) Maraykan ayna tahay nasiib daro.
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay