11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliland waxa aan moodayay maamul lawada leeyahay hadase waxaan ogaaday in arintu sidaa ahayn: Axmed Nuur Qalinle+MUUQAAL Adaltv

WP_20150226_016Axmed Nuur Qalinle waa muwaadin reer Awdala dhawaana ka soo noqday gobolada Adal waxa waraysi xiise leh la yeeshay telefishanka Adal tv xaruntiisa London. Aqoonyahan Axmed Qalinle ayaa sheegay in uu markii hore u haystay in maamulka la baxay Somaliland uu ahaa mid ay beeluhu wada dhisteen hadase arintu taas aad uga fogtahay.

ARAABINEWS