November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somaliya oo dhan oo hal sano laga waayay cudurka dabaysha ee dunida dawladaha leh faroxun ku haya

Dawlada Somaliya ayaa shaacisey in dalka oo dhan min Looyacado ilaa Xadka Kiiniya laga waayay cudurka dabaysha ee afka Ingiriiska lagu yiraa Polio. Talaal ay wasaarada caafimaadku ka fulisey Muqdisho ayaa khuburo ka socda Qaramada nidoobey iyagun ku farxeen warka. Dawladaha Nayjeeriya iyo Bakistaan oo fiqiira ayaa cudurkani faroxun ku hayaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM